Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Haweenka ayaa magaalada Kismaayo ka daahfurtay buuga qorsha howleedka jubbaland ee ku aaddan doorka haweenka ee nabadeynta Waxaana kulankan kasoo qeybgalay ururada haweenka culuma owdiinka masuuliyin ka tirsan wsaaradda haweenka iyo xuquuqul insaanka Jubbaland.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya