Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kulan looga hadlayay badqabka iyo difaacida caruurta Soomaaliyeed oo ay soo qaban qaabisay hay’adda baadef islamarkana ay ka soo qeyb galeen mas’uuliyiin kala duwan ayaa maanta lagu qabtay Magaalada Muqdisho.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya