Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kulankan ayaa ahaa mid is xog wareysi ah sidoo kalana looga hadlayay xaalada ay haatan ku nool yihiin boqolaal agoon ah kuwaasi oo hay’adda xanaano ka caawineysay Waxbarashada qeyba heeda kala duwan iyo baahiyaha gaarka ah mudo ka badan 16 sano.
kulankan ayaa waxaa ka qeyb galay ma’suuliyiin ka tirsan dowlad goboleedka galmudug, waalidiin waxgarad, aqoonyahano qaar kamid ah Macalimiintii wax soo baray caruurtan agoonta ah iyo masuuliyiinta ugu sareysa hay’adda xanaano.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya