Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arimaha Dastuurka Jubbaland Bishaar Aaden Geedi oo uu weheliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Cabdullaahi Cabdiqaadir Aaden ayaa furay kulan suconaya mudo hal maalin ah looga hadlayo u qareemidda xabsiga Cusub ee Degmada Kismaayo.
Shirka ayaa waxaa ka soo qeyb galay Hay’adaha Caalamiga ah iyo kuwa bah wadaagta la ah Wasaaradda.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa fah-faahinaya