Kulan looga hadlayay u gurmashada dadka ay saameeyeen fatahaadaha gobalka Gedo oo lagu qabtay Muqdisho

0
129

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kulan ay soo agaasintay hay’adda Al-raxma Foundation ayaa waxaa ka qayb galay masuuliyiin ka tirsan Dowlada siyaasiyiin iyo waxgarad waxaana looga hadlayay sidii looga jawaabi lahaa xaalada guud dadka ay saameeyeen fatahaadaha iyo daadadka ka dhashay roobabkii xooganaa ee ka da’ay gobolada dalka gaar ahaana gobolka Gedo.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa