Kulan looga hadlayay sidii agab waxbarasho loo gaarsin lahaa Ardayda Puntland oo lagu qabtay Garoowe.

0
115

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Kulankan oo ay soo agaasintay Wasaarada Waxbarashada Puntland isla markaana Lagu qabtay magaalada Garoowe ayaa diirada lagu saaray sidii agab waxbarasho oo dhameeystiran loo gaarsin lahaa Ardayda qaba baahiyaha gaarka ee ku nool deeganada maamulkaasi.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa