Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Cadaalada iyo Arimaha Dastuurka Jubbaland iyo Ururka dhaqatiirta jubbaland ayaa yeeshay kulan looga hadlayay sidii adeegyo Caafimaad ay u heli lahaayeen Maxaabiista ku jirta Xabsiyada.
Muhiimada kulanka ayaa ahaa sidii looga wada shaqeyn lahaa Caafimaadka Maxaabiista, ururka dhaqatiirta jubbaland ayaa Madasha kusoo bandhigay qorshayaasha looga shaqeyn lahaa Caafimaadka Maxaabiista iyo u adeegidooda.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya