Kulan looga hadlayay sida Manhajka loogu dari lahaa qoraalka dadka maqalka l’a oo muqdisho lagu qabtay

0
89

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Aqoon isweydaarsi looga doodayay sidii Manhajka Waxbarashada dalka loogu dari lahaa luuqad ay ku wada hadlaan dadka maqalka naafada ka ah ayaa  lagu qabtay magalada  Muqdisho.

Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya