WARARKA Kulan looga Hadlayay Shaqo Yarida ka jirta deegaanada Hirshabeelle oo lagu qabtay Jowhar. By admin - October 19, 2022 0 142 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kulankan ayaa waxaa ka soo qeybgalay dhalinyarada iyo aqoonyahanada ku nool magaalada Jowhar waxana lagu falaqeynayay sida loo mareeyn karo shaqo yarida ka jirta dalka. Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya https://radiosanguuni.so/wp-content/uploads/2022/10/Warka-Cabdullahi-kulan-looga-hadlayay-shaqo-yari-kajirta-deegaanada-hirshabele-oo-lagu-qabtay-jowhar.mp3