Kulan looga hadlayay saamaynta Roobka ka da’ay Deegannada Jubbaland oo lagu qabatay Kismaayo

0
149

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda gargaarka iyo Maareeynta musiibooyinka Dowlada Jubbaland ayaa kulan looga hadlaaye xal u helida roobkii fatahaada watay ee ka da ay Degmada luuq ee gobolka gedo la qaadatay Hay adaha samafalka ee ka howlgalo jubbaland.

Kulanka oo uu shir gudoominaaye Wasiirka wasaaradda Wasaaradda gargaarka iyo Maareeynta musiibooyinka Dowlada Jubbaland Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud ayaa lagu gorfeeye sidii looga shaqeyn lahaa gargaar gaarsiinta dadka shacabka ee waxyeladu ka soo gaartay Robabka.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya