Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradaha Beeraha iyo Xanaanada Xoolaha Dowladda Jubbaland ayaa si wadajir ah uga daahfuray degmada Doolow ee Gobolka Gedo mashruuca xog uruurinta qiimeynta qorshaha maalgalinta iyo horumarinta degmooyinka Jubbaland.
Munaasabadda daahfurka ayaa waxaa ka qeyb galay maamulka degmada Doolow, Agaasimayaal Guud, hay’adaha ka hawlgala degmada, iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa