(Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madaxwayne ku xigeenka maamulka Soomaalind ayaa Magaalada Hargaysa ka daah-furay kulan looga hadlayey Nafaqa Darada caruurta Deegaanada maamulkaasi.
Kulankan ayaa wax ka qayb galay Wasiiro katirsan maamulka Soomaalind dhallinyaro Haween iyo qaybaha kale duwan ee bulshadda.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa Kawarameysa