Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Arimaha Gudaha Jubbaland ayaa Magaalada Kismaayo ka daah furtay Shirka wadatashiga iyo dibu eegista Qorshaha iyo hanaanka Dhabu Heshiisiinta Qaran.
Shirka ayaa u dhaxeeyay Wasaaraddaha Jubbaland xubno ka socday Wasaaradda Arimaha gudaha XFS iyo Qeybaha kala duwan ee bulshada.
Shirka oo ahaa la tashiga Bulshada ayaa mudadii uu socday dhinacyada ka qeyb galay ay ka talo bixiyeen hanaanka ugu wanagasan ee sahli kara in la gaadho Dhab u heshiisiin dhameystiran.
Xasan Maxamed Cabdullahi.ayaa kawaramaya