Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Baydhabo waxaa maanta ka furmay shir looga hadlayay mashruuca nidaamka Sugnaanta cuntada Soomaaliya oo u dhaxeeyay Wasaaradaha beeraha iyo xanaanada xoolaha Dowlada Fadaralka Soomaaliya iyo heer Dowlad Goboleed.
Shirkaan ayaa waxaa ka soo qeyb galay Wasiirada Wasaaradaha beeraha Mudane Axmed Madoobe Nuunow Wasiirka Xanaanada Xoolaha XFS Mudane Xassan Xuseen Maxamed iyo Wasiiro kale.
Shirkan ayaa inta uu socday waxaa lagu lafa guray mashruuca nidaamka sugnaanta cuntada Soomaaliya.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya
Audio Player