Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kulan looga hadlayay ka qeyb galka siyaasadda Haweenka Soomaaliyeed ayaa lagu qabtay Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobalka Jubbada Hoose.
Kulanka ayaa waxaa kaso qayb galay qaar kamida Ururada Bulshada Rayidka ee Jubbaland sida Haweenka, Odoyaasha dhaqanka, xildhibaano, siyaasiyiin iyo marti sharaf kale.
Ugu horayn xildhibaan Ifraax Maxamed oo ah xoghayaha gudiga Haweenka ee Golaha Shacabka ayaa kawarbixisay muhimada ay kulanka u qabteen.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa