Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kulan oo hadlayay ka hortagga xadgudubyada ka dhanka ah haweenka ayaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.
Kulanka waxaa soo qaban qaabisay hay,adda SWDC waxaana kasoo qeybgalay dad kala duwan oo kalala socda ururada haweenka ee degmooyinka gobolka banaadir , NGyada, gabdhaha suxufiyiinta ah, culuma owdiinka, waxgaradka iyo ururada bulshada rayidka ah iyadoona looga dooday xadgudubyada ku salaysan jinsiga iyo sida wax looga qaban karo.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa fah-faahinaya