Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Muqdisho ayaa lagu qabtay shir looga hadlayay Isku-dubbaridka Dambiyada Duurjoogta Soomaaliya.
Shirka waxaa ka qeeybgalay wasaaradaha cadaalada kaluumeysiga xanaanada xoolaha xubno kasocday xafiiska Raysalwasaaraha iyo madax kasocotay maxkamadaha garsoorka.
Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa ka warramaysa