Kulan looga hadlayay ka hortagga dagaal beeleedyada oo lagu qabtay Muqdisho.

0
46

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa ka qeyb-galay munaasabad loogu hadlaayay Doorka Haweenka iyo Dhalinyarada ee ka hortaga Dagaal Beeleedyada, Xoojinta Difaaca Qaran-nimada Soomaaliyeed.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa faah-faahineysa