Kulan looga hadlayay ka hortaga maandooriyaha oo lagu qabtay Hargeysa.

0
117

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Hargeysa ayaa lagu qabtay kulankan oo looga hadlayay wacyigilin ku saabsan waxyaabaha maandooriyaha inta lagu jiro bisha barakeysan, Kulanka ayaa waxaa goobjoog ahaa culimada bahda waxbarashada.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa