WARARKA Kulan looga hadlayay iskuxirka Gargaarka degaanada jubbaland oo lagu qabtay kismaayo By admin - February 13, 2023 0 83 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Gargaarka iyo Maaraynta Musiibooyinka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ku qabatay shir bishiiba mar ay qabato oo looga hadlayay waxyaabihii u qabsoomay bishii taktay. Xasan Maxamed Cabdullahi https://radiosanguuni.so/wp-content/uploads/2023/02/Warka-Xasan-kulan-loogaga-hadalayay-isku-xirka-Gar-gaarka-Jubbaland.mp3