Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddalka Cimilada XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay Aqoon-is-weydaarsi socodoona mudo saddex maalin ah kaasi oo ku saabsan isbadalka cimilada.
Aqoon is weydaarsigan waxaa ka qeybgalay xubno kamid h wasaaradda deeganka iyo masuuliyiin ka socday qaar kamid ah hay’addaha ka howlgala dalka.
Maxamed Cali Samow.ayaa fah-faahinaya