Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Garoowe ee caasimada mamulka Puntland ayaa lagu qabtay kulan looga hadlayay ilaalinta Degaanka iyo ka hortaga Xaalufinta Dhirta.
Kulanka oo shir Gudoomiyay wasiir ku Xigeenka wasaarada Degaanka Iyo isbadalka Cimilada Maamulka Puntland Ayuub Cali Axmed ayaa waxaa Goob joog ahaa Gudoomiyaasha Degmooyinka xeebaha leh ee Puntland.
Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa warbixintan ku eegeysa