Kulan looga hadlayay ilaalinta Deegaanka oo lagu qabtay Degmada Dhoobley.

0
17

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kulan aqoon isweeydaarsi ah oo ku saabsan ilaalinta Deegaanka ayaa lagu qabtay Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose.

Tababarkan oo socon doona muddo saddex maalmood ah ayaa waxaa iska kaashaday Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Wasaaradda Maaliyadda iyadoo uu Guddoomiyaha Degmada Dhobley, Xasan Cabdi Xaashi, si rasmi ah u daah-furay kulanka.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad. ayaa faah-faahinaya