Kulan looga hadlayay horumarinta reer miyiga oo lagu qabtay Baladweyne.

0
146

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kulankan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Horumarinta reer miyiga Hirshabeelle ayaa lagu qabtay Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka hiiraan.

Kulanka oo looga hadlayay sida ugu mihiimsan ee loo caawin karo dadka reer miyiga ah ayaa waxaana ka qeyb galay xubno kamida maamulka gobolka Hiiraan kan Degmada Baladweyne iyo qaar kamida hay’addaha samafalka ee ka howlgala Gobolka Hiiraan.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa