Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Tamarta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa Magaalada Baraawe ka daah-furtay kulan looga hadlayay hormarinta Biyaha Deegaanka, si loo helo Biya Nadiif ah oo si isku mid ah uga faa’iideystaan Bulshada Deegaanka.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa