Kulan looga hadlayay doorka warbaahinta puntaland ay ka qaadatay Doorashoyinka oo lagu qabtey Boosaaso.

0
65

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxaa dhawaanahan Degaanada Dowlada Goboleedka Puntaland ka Socodey Doorasha Qof iyo cod ah oo ay ku tartameyeen musharaxiin kala duwan oo isuga jira rag iyo dumar taasi oo lagu dooranaayey goliyaasha Deegaanka ee Dowlad goboleedka puntaland.

Ururka Warbaahinta Puntland ee MAP ayaa Boosaaso ku qabtay Kulan dib u eegis loogu sameeynayay Hanaankii ay u dhacday Doorashadii Qof iyo Cod Doorkii ay ka qaateen Warbaahinta Caqabadihii ay la kulmeen Haweenka Musharixiinta iyo si guud waxyaabihii laga bartay doorashada.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya