Kulan looga hadlayay Deeqaha ay Qaramada Midoobay siiso Soomaaliya oo lagu qabtay Kismaayo.

0
32

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Maalgashiga iyo iskaashiga Caalamiga ah ee Dowlada Jubbaland Cabdiraxmaan Cabdi Axmed ayaa kulan la qaatay Madaxda Hay’adaha Qaramada Midoobay ee Soomaaliya.

kulanka Wasiirka Qorsheynta iyo Masuuliyiinta Qaramada Midoobay ayaa lagu gorfeeyay Isbedelka ku yimid Yareynta Deeqaha uu Caalamku siin jiray Soomaaliya iyo sida looga gudbi lahaa.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya