Kulan looga hadlayay baahiyaha Waxbarasho ee Degmada Doolow oo lagu qabtay Degmadaasi.

0
82

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gudoomiyaha Degmada Doolow Maxamed Xussein Cabdi ayaa la kulmay gudiga Waxbarashada Degmada Doolow si wax badan looga ogaado duruufaha iyo baahiyaha Waxbarasho ee ka jira Deegaanka.

Kulankan oo saacada badan qaatay kadib gudiga ayaa sheegay in ay doonayaan in ay xog ogaal u noqdaan meelaha mashaariicda waxbarashada ay ka socdaan.

Maxamed Cali Samow. ayaa warbixintan ku eegaya.