Kulan looga hadlayay baahiyaha ka jira magaalada waaciye oo lagu qabtay magaaladaasi

0
79

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kulankaan oo ka dhacay degmada waaciye ayaa ahayd mid bulshada deegaanka, maamulka degmada iyo wasiiroka tirsan mamulka  Puntland ay kaga tashanayeen sidii  wax looga qaban-lahaa baahiyaha deegaanka

Waxana ka qeyb galay mamulka Degmada ururada bulshada wasiiro iyo madaxda mamulka Puntland

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa kaa warramaa