Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Arrimaha guddaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Magaalada Baraawe kusoo gabagabeysay kulan looga hadlayay baahiyaha Bulshada ku nool Magaalada Baraawe.
Kulanka oo socday muda bil ah ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiiro ka tirsan Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed,Maamulka Baraawe iyo qaar kamid ah Bulshada ku nool Magaaladaas.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa