Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Burco ee maamulka Somaliland ayaa lagu qabtay kulan looga hadlayay Hormarka aay sameeysay Degmada iyo sidii wax looga qaban laha baahiyaha xiligan ka jiro Degmada Burco ee Xarunta Gobalka Togdheer.
Kullankan ayaa waxaa goob joog ahaa wasiiro ka tirsan maamulka Somaliland,xubno ka socday maamulka Gobalka Togdheer,kan degmada Burco iyo qaar kamid ah odayaasha Dhaqanka Degmadasi.
Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa faah-faah-faahinaysa