kulan looga hadlayay Awood siinta dhalinyarada oo ka dhacay Baydhabo.

0
73

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Salman Cali ayaa Magaalada Baydhabo kaga qeyb galay kulaan ku saabsan Awood siinta Dhallinyarada iyo Haweenka Qaar ka Mid ah Dhallinyarada koonfur Galbeed.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa