Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kulan loogu Mahadcelinayey Laamaha Amaanka ayaa lagu qabtay Magaalada Baydhabo.
Waxana ka qeyb galay wasiirka abniga mamulka konfur galbeed sarakiil ka socoto ciidanka amaanka ee Admis iyo masuulin kale.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa faah-faahineysa