Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Godeey ee Dowladda Deegaanka Soomalida ayaa lagu qabtay kulan looga hadlayay Ahmiyada dakhliga uu leeyahay Hormarinta Bulshada iyo kabayaasha dhaqalle.
Daah-furka kulankan ayaa waxaa ka qeeybagalay masuuliyiin ka tirsan xafiiska dakhliga dowladda Deegaanka,maamulka Gobalka Shabeelle iyo Ganacsatada magaalada Godeey.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawarmaya