Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda arrimaha gudaha Puntland ayaa magaalada Garoowe ku qabatay kulan bulshada loogu baraarujinayay ahmiyada ay leedahay doorashada golaha deegaanka ee ka socota deegannada Puntland islamarkana dhawaan lagu wado inay ka bilaabato gobolka Nugaal.
Khadar Axmed Salaan. ayaa warbixintan ku eegaya