Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddomiyaha gobolka Hiiraan Muuse Salaad Wehliye ayaa shir guddoomiyay kulan looga hadlayay looga hadlayay xaalada abaaraha iyo sidii wax loogu uruurin lahaa dadka danyarta ah kaasoo lagu qabtay Magaalada Baladweyne.
Kulankan ayaa waxaa kasoo qeybgalay Gudomiyaha Degmada Baladweyne Cumar Cusmaan Calisow, Duqa Degmada Marwo Nadar Tabaax Maalin, Madax ka socotay Hay’adaha ka shaqeeya Gobalka iyo mas’uuliyiin kale oo ka socday Dowlada Hoose.
Maxamed Cali Samow.ayaa fah-faahinaya