kulan looga hadlay isku xirka hal-abuurka dhallinyarada oo lagu qabtay Degmada Warsheekh.

0
36

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose ee Hirshabeelle ayaa Degmada Warsheekh ee Gobalka Shebellaha Dhexe ku qabatay kulan ku saaban Isku xirka Halka Abuurka Dhalinyarada iyo Dowladaha Hoose iyadoo kaa shaneysa Hay’adda FCA oo kamid ah Hay’adaha ka shaqeeya Arimaha Dowladaha Hoose.

kulanka ayaa waxaa ka soo qeyb galay Dhalinyarada Qeybahooda kala duwan Ururka Haweenka Degmada Warsheekh, Agaasimaha arimaha Bulshada iyo Guddoomiyaha Degmada Warsheekh ee Gobalka Shebellaha Dhexe.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya