Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda kalluumaysiga iyo khayraadka badda Maamulka Soomaaliland ayaa furtay kullan logaga tashaynayo sidii loo horumarin lahaa kalluumaysiga iyo Dhaqaalaha Buluuga ah Maamulkaasi
Kulankaan wadatashiga ah ayaa waxaa furey Wasiirka Wasaaradda kalluumaysiga iyo khayraadka badda Maamulka Soomaaliland waxaan aka qeybgaley , Wakiilo ka socdey Hay’ada Beeraha ee FOA iyo wasiiro ka tirsan Maamulka Soomaaliland.
Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya