Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Qorsheynta maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ee Dowladda Jubbaland ayaa magaalada kismaayo ku qabatay kulan ku saabsan Mashruuca dhisidda u adkeysiga dhibaatooyinka soo laalaabta, waxyaabihii u qabsoomay Mashruuca, iyo Xalinta Caqabadihii jiray.
Shirkaan ayaa waxa ka soo qayb galay Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Qorsheenta Jubbaland, Hay’adaha bahwadaagta la ah Wasaaradda iyo Qaar ka mid ah Hawalwadeenada Wasaaradaha Jubbaland.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya