Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu qabtay kulan looga hadlayay Tacdiga ka dhanka ah Haweenka iyo dib u eegista Dastuurka waxaana kulan qabtay Wasaradda Haweenka XFS.
kulanka ayaa waxaa ay dib u eegis ku sameenayay xaquuqada haweenka ay ku leeyihiin dastuurka, shirka ayaa waxaa ka soo qeybgalay culuma u diinka, quburo sharci yaqaan ah , iyo qaar ka mid ah Ururada haweenka ee dalka.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa fah-faahinaya