Kulan Looga Hadlaayay Doorashooyinka Qof iyo Cod Oo Baydhabo Lagu qabtey.

0
67

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kulankan oo looga hadlayay Doorashooyinka Dalka gaar ahaan Doorashada Qof iyo Cod ayaa waxaa qabtay Xafiiska Taageerida Qaramada Midoobay ee Soomaaliya UNSOS waxaana loo gabtay Ururada bulshad rayidka Sida Haweenka,Dhalinyarada,Odiyaasha iyo Dadka qaba baahiyaha gaarka ah.

qaar ka mid ah ka faai’deystayaasha waxay sheegeen muhimada ay leedahay in dalka laga qabto doorasho ay u Madax banaan yihiin Shacabka ay ku so dooran karaan Madaxdooda.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya