Kulan looga hadalayay dabagalka mashaariicaha ay bixiso hay’adda WFP oo lagu qabtay Muqdisho.

0
61

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Qorshaynta XFS ayaa Magaalada Muqdisho ku qabtay Kulan looga hadalayay dabalgalka iyo kormeerka mashaariicaha ay bixiso Hay’adda WFP.

Kulanka ayaa waxaa ka qeyb galay Agaasimaha Waaxda mashaaricaha ee Wasaaradda Qorsheeynta XFS, Xubno ka socday Hay’adda WFP iyo daneeyaasha mashaariicaha Hay’adda.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa