kulan looga doodayay Hindiso sharciyeedka gudniinka fircooniga ah oo lagu qabtay Magaalada Kismaayo.

0
55

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaradda Haweenka Jubbaland ayaa kulan loogaga doodayay hindiso sharciyeedka iyo meel marinta gudniinka fircooniga ah u qabatay qaar kamid ah golaha Wakiilada iyo xubno kale.

Kulamadan oo ku saabsan ka doodista hindi sharciyeedka meel marinta gudniinka firconigaa ayaa ahaa kuwo soo socday wayadii danbe.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawarmaya