Kulan loga hadlayay sidii Soomaaliya qeyb uga noqon lahayd xeerka ilaalinta caruurta Africa oo lagu qabtay Muqdisho

0
185

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kulanka wada tashiga ah oo ay iskugu yimaadeen qaar kamid ah Wasaaradaha Dowlada Fadaraalka Soomaaliya wafti ka socday midowga Afrika gaar ahaan qaybta caruurta oo ay hogaaminaysay u qayb samaha midowga Afrika ee arimaha Caruurta Soomaaliya, ayaa waxaa soo agaasimay hay’adda Save the Children oo kaashanaysa Wasaradda Haweenka iyo xuquuqda aadanaha ee Dowlada Fadaraalka Soomaaliya kaas oo ka qabsoomay Magalada Muqdisho.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya