Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS ayaa Magaalada Muqdisho ka furay kulan lagu xoojinayo wadashaqaynta Wasaaraddaha Shaqada ee maamul goboleedyada iyo Dowladda Dhexe kulankan ayaana socon doona mudo laba maalin ah.
Waxaana ka qeyb galay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Qaar kamid ah Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Shaqada Maamul Goboleedyada Dalka Masuuliyiin ka socday Hay’adda Badbaadada Caruurta Aduunka ee Save the children.
Qaar kamid ah Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Shaqada Maamul Goboleedyada Dalka ayaa ugu Horeyn ka hadlay kulanka.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya