Kulan lagu xoojinayay tayeynta adeegyada Caafimaadka dalka oo lagu qabtay Muqdisho.

0
52

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Shirkadda sameynta daawooyiinka ee UNISOM ayaa Magaalada Muqdisho ku qabatay xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo loogu talogalay isbarasho, isdhexgal iyo kobcinta ganacsiga ka dhaxeeya xirfadlayaasha caafimaadka, farmashiilayaasha, iyo Hey’daha caafimaadka dalka.

Madaxa shirkada UNISOM Digtoor Cabdi Xaashi ayaa ugu horreyn munaasabada ka jeediyay khudbad muujineysa sida shirkada uga go’an tahay tayeynta daawooyiinka.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad. ayaa warbixintan ku eegaya