Kulan lagu taageerayay wax ka badalka Dastuurka Jubbaland oo lagu qabtay Degamada Dhoobley

0
54

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-kulan ay ka qeyb galeen Maamulka Degmada Dhoobley iyo Qeybaha kala duwan ee Bulshada ayaa lagu Qabtay hoolka Shirarka ee Degmada.

kulankan ayaa lagu taageerayay Wax kabadalkii ay ku sameyeen Xildhibaanada Jubbaland Qodobo kamid ah Dastuurka Jubbaland.

Qaar kamid ah Wax garadkii ka qeyb galay Kulanka ayaa ka hadlay madasha iyagoona Sheegay in ay soo dhaweynayaan wax ka badalka lagu sameyay Dastuurka Jubbaland.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya