Kulan lagu soo dhoweeyey Safiirka Soomaaliya ee dalka Koofur Afrika oo lagu qabtay Cape Town.

0
65

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kulan lagu soo dhoweeyey Safiirka Soomaaliya ee dalka Koofur Afrika ayaa lagu qabtay Magaalada Cape Town, Waxana kulanka kaso qeyb galay qaar kamid ah Jaaliyada Soomaaliyeed.

Agaasimaha guud ee Wasaradda arimaha guudaha Faderalka iyo dib uu heshiisinta iyo wufuud kale oo ka socotay qeybaha kala duwan ee Dowlada Soomaaliya.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa