Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Naadiga Akhriska iyo Qoraalka ee Saba oo kamid ah ururada ka shaqeeya horumarinta akhris qoraalka iyo wacyiga bulshada ayaa Magaalada kismayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose ku qabtay kulan guud oo lagu soo bandhigayay muhiimada afka Hooye ee Soomaaliga iyo ahmiyada ay leedahay ilaalinta hidaha iyo dhaqanka Soomaaliyeed.
Munaasabada waxaa ka qeyb galay wakiilo ka kala socday ururada akhriska iyo qoraalka ee ka jira Magaalada kismaayo Ardeyda Jaamacadaha kismaayo dhalinyaro iskugu jira wilal iyo gabdho iyo qeybaha kala duwan ee dad waynaha Magaalada kismaayo.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya