Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul insaanka Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa Kismaayo ka daah-furtay Barnaamijka lagu Hormarinaayo Haweenka Soomaaliyeed si gaar ah kuwa Jubbaland.
Daah-furka Barnaamijkaan ayaa waxaa ka qeyb galay masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda Haweenka Jubbaland iyo qaar kamid ah Haweenka Magaalada kismaayo.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa